Tababare Julen Lopetegui oo layliyay tababarkii ugu horeeyay ee Real Madrid +SAWIRRO

(Madrid) 17 Luulyo 2018 Tababaraha cusub ee Real Madrid ee Julen Lopetegui ayaa layliyay kooxdiisa tababarkii ugu horeeyay ee isku diyaarinta xiliciyaareedka cusub.

Tababarka waxaa xaadir ahaa ciyaartoy dhawr ah gaar ahaan dhamaan xiddigihii aan ka qayb qaadan koobka adduunka.

Karim Benzema iyo Gareth Bale ayaa hogaaminayay ciyaartoyda Real Madrid ee ka qayb qaatay tababarkii ugu horeeyay ee tababare Julen Lopetegui.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close