Shaxdii ugu fiicnayd koobka adduunka 2018 oo la soo saaray (Yaa ku jira?)

(Moscow) 17 Luulyo 2018 Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd koobka adduunka ee sanadkaan.

Xulka ku guulaystay koobka adduunka ee France ayaa ku leh ciyaartoyda ugu badan oo ah 4-laacib, xulalka England, Brazil iyo Croatia ayaa wada leh min 2-laacib.

Xulka Belgium oo gaaray Semi Final-ka koobka adduunka isla markaana ku dhamaystay booska 3-aad ee koobka ayaa ku leh kaliya hal laacib.

Shaxdii ugu fiicnayd koobka adduunka 2018 ee FIFA ay soo saartay:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close