Mid kamid ah xiddigaha Barcelona oo Masjid ka dhisaya Afrika!!

(Paris) 17 Luulyo 2018 Mid kamid ah ciyaartoyda kooxda Barcelona ayaa qaadaya tilaab aad loogu riyaaqay kadib markii uu ku guulaystay koobka adduubka.

Wararka ka imaanaya France ayaa sheegaya in Ousmane Dembele uu go’aansaday inuu Masjid ka dhiso dalka hooyadiis ay asal ahaan ka soo jeedo ee Mauritania.

Image result for ousmane dembele world cup 2018

Kadib markii uu xulkiisa kula guulaystay koobka adduunka ayuu go’aansaday Ousmane Dembele inuu Masjid ka dhiso tuuladii ay ku dhalatay hooyadiis oo ku taala dalka Mauritania.

Waxaa xusid mudan in Ousmane Dembele uu ku jiro xiddigaha Muslimka ah ee ka ciyaara qaarada yurub isla markaana mustaqbalka fiican ku leh kubadda cagta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close