Maxay ka tiri Ronaldo hooyadiis wararka ku aadan in weelkeeda uu dalab ka helay Man United, kahor inta uusan ku biirin Juventus?

(Juventus) 17 Luulyo 2018. Ronaldo hooyadiis ayaa ka hadashay wararka ku aadan inuu dalab ka helay Manchester United. Kahor inta uusan ku biirin Juventus.

Cristiano Ronaldo ayaa si layaab leh ugu dhaqaaqay kooxda reer Talyaani ee Juventus, waxayna Dolores Aveiro oo ah hooyada dhashay Cristiano heshiiskan ka muujisay faxad aad u weyn.

“Waan ku faraxsanahay isaga iyo go’aanka uu sameeyay si uu u bilaabo wajiga cusub ee noloshiisa Italy”.

Dolores Aveiro ayaa sidoo kale ka hadashay wararka ku aadan inuu heshiis kaga yimid kooxdiisii hore ee Manchester United waxayna tidhi:

“Ma jirto wax dalab ah ee ka yimid kooxda Manchester United”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close