SAWIRRO: Soo bandhigidii Juventus ee Cristiano Ronaldo

(Torino) 16 Luulyo 2018 Juventus ayaa soo bandhigtay laacibkeeda cusub ee Cristiano Ronaldo kaas oo 105 milyan oo euro ay uga soo qaadatay Real Madrid.

Laacibka ayaa saaka maray tijaabada caafimaadka, si guul leh ayuuna uga gudbay, kooxda ayaan si rasmi ah ugu soo bandhigtay saxaafada.

Xiddiga ayaa haatan dib ugu laabanaya dalka Giriiga halkaas oo uu ku qaadanayo fasixiisa xaggaaga.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close