Koobka Adduunka oo la keenay garoonka Luzhniki ka hor kulanka Final-ka… (MUUQAAL + SAWIRRO)

(Russia) 16 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ee dahabka ka sameysay ayaa la keenay garoonka Luzhniki ka hor kulanka Final-ka oo daqiiqado yar kaddib bilaaban doona kaasoo dhex mari doona xulalka France iyo Croatia.

Garoonka marti galinaya Final-ka koobka adduunka ee Luzhniki oo si qurux badan loo diyaariyay ka hor ciyaarta ayaa la soo gaarsiiyey Koobka Adduunka 2018.

Koobka Adduunka oo si aad ah loo ilaalinayo maadaama uu Koobkan ka sameysan yahay dahab qaali ah ayaa la soo dhigay garoonka ciyaarta marti gelinaya ee Luzhniki.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close