Shaxda rasmiga ah ee England vs Belgium (Tartanka kaalinta 3-aad)

(Moscow) 14 Luulyo 2018 Xulalka England iyo Belgium ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 5-ta galabnimo.

Labada xul ayaa ku soo haray kulamadii Semi Final-ka koobka adduunka, waxayna galabta ku tartamayaan booska 3-aad ee koobka adduunka.

Xulkii guulaysta galabta wuxuu heli doonaa lacag dhan 24 milyan oo doolar, halka xulkii guul daraysta uu heli doono lacag dhan 22 milyan oo doolar.

Shaxda England vs Belgium:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close