Muxuu ka yiri Harry Kane guuldaradii labaad xiriir ah ee kasoo gaartay koobka aduunka?

(Russia) 14 Luulyo 2018. Kabtanka xulka qaranka England Harry Kane ayaa wuxuu sheegay in ay bixiyeen wax walba ee awoodoodu gaarsiisan tahay inkastoo ay kala kulmeen laba guuldaro xiriir ah xulalka Croatia iyo Belgium.

Kadib kulankii dhawaan soo idlaaday ay guuldarada 2-0 kala kulmeen xulk Belgium ayuu Kane kala hadlay saxaafada dareenkiisa”

“Qeybtii labaad si fiican ayaan u ciyaarnay, gaar ahaan 30-ka daqiiqo ee horey, laakiin suuragal ma noqonin inaan gool dhalino”.

“Wuxuu ahaa tartan adag, waana iska cadahay in Belgium ay tahay koox fiican, ma eedeyn karno ciyaartoyda, wax walbana ee awoodeena ayaan bixinay”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close