Kooxaha Premier League oo Bilaabay Tababarada Xagaaga Cusub “HADABA IMISA XIDDIG AYAA DIB UGU SOO LAABTAY KOOXDAADA ?

( Premier League ) 14 Luulyo 2018. Bilaabashada horyaalka Premier League kal cayaareedka 2018-19 waxaa ka harsan bil kaliya, Waxeyna kooxu bilaabeyn tababarta xagaaga. Iyadoo ay soo idlaatay waqtigii fasaxa, laakiin weli waxaa jira qaar ka qeyb qaadanaya koobka adduunka.

Marka aynu eegno kooxaha lixda sare ee horyaalka, Arsenal ayaa inta badan dib u heshay cayaariyahaneeda – waxayna dhamaan lix naadi bilaabayaan kulamadooda xagaaga fasaxa – halka Tottenham iyo Manchester City ay weli xiddigo muhiin ah kaga qeyb yihiin koobka adduunka.

Chelsea ayaa weyneysa laacibiin, qaar kamida waxaan weli la go’aamin mustaqbal kooxda xili macalinka cusub ee  Maurizio Sarri uu u muuqda mid qarka u saaran inuu la wareego xilka tababare.

Hadaba waxaan halkaan kuugu soo gudbineysaa ilaa haatan Lix koox sare cayaariyahanka soo xaaridtay tababarka ay ugu diyaar garoobayaan xagaaga cusub.

Arsenal

Arsenal look to be in the best shape at present with a number of stars back in training

Yaa Tababarka Dib ugu soo Laabtay :

Pierre-Emerick Aubameyang, Matteo Guendouzi, Bernd Leno, Sokratis Papastathopoulos, Henrikh Mkhitaryan, Calum Chambers, Aaron Ramsey, Alexandre Lacazette, Hector Bellerin, Reiss Nelson, Jeff Reine-Adelaide, Eddie Nketiah, Rob Holding, Stephan Lichsteiner, Emile Smith-Rowe, Emiliano Martinez, Chuba Akpom, Shkodran Mustafi, Konstantinos Mavropanos, Sead Kolansinac, Ainsley Maitland-Niles, Chuba Akpom, Lucas Perez, Petr Cech.

Weli yaan soo laaban : 

David Ospina (Colombia), Mohamed Elneny (Egypt), Mesut Ozil (Germany), Nacho Monreal (Spain), Granit Xhaka (Switzerland), Joel Campbell (Costa Rica), Alexander Iwobi (Nigeria), Lucas Torreira (Uruguay).

Yaa weli cayaaraya koobka adduunka :

Danny Welbeck (England).

Keebaa Dhaawac ah :

Laurent Koscielny.

Chelsea

 

Natiijada sawirka Chelsea Traning new season

Yaa Tababarka Dib ugu soo Laabtay :

Marcos Alonso, Cesc Fabregas, Pedro, David Luiz, Ethan Ampadu, Tiemoue Bakayoko, Davie Zappacosta, Emerson Palmieri, Danny Drinkwater, Ross Barkley, Alvaro Morata, Kurt Zouma, Charly Musonda, Ola Aina.

Weli yaan soo laaban : 

Willy Caballero (Argentina), Antonio Rudiger (Germany), Victor Moses (Nigeria), Andreas Christensen (Denmark), Cesar Azpilicueta (Spain), Willian (Brazil).

Yaa weli cayaaraya koobka adduunka :

Thibaut Courtois (Belgium), Gary Cahill (England), Eden Hazard (Belgium), N’Golo Kante (France), Olivier Giroud (France), Michy Batshuayi (Belgium), Ruben Loftus-Cheek (England).

Ma jiro cayaariyahan dhaawac kaga maqan.

Liverpool

Jurgen Klopp has a 

Yaa Tababarka Dib ugu soo Laabtay :

Loris Karius, Danny Ward, Nathaniel Clyne, Virgil van Dijk, Joe Gomez, Ragnar Klavan, Alberto Moreno, Andy Robertson, James Milner, Naby Keita, Adam Lallana, Ryan Kent, Sheyi Ojo, Harry Wilson, Pedro Chirivella, Fabinho, Daniel Sturridge, Georginio Wijnaldum, Joel Matip, Divock Origi, Danny Ings, Dominic Solanke, Ben Woodburn, Nat Phillips, Rafa Camacho, Curtis Jones, Caoimhim Kelleher, Lazar Markovic.

Weli yaan soo laaban : 

Roberto Firmino (Brazil), Mo Salah (Egypt), Sadio Mane (Senegal), Marko Grujic (Serbia).

Yaa weli cayaaraya koobka adduunka :

Dejan Lovren (Croatia), Trent Alexander-Arnold (England), Jordan Henderson (England).

Keebaa Dhaawac ah :

Alex Oxlade-Chamberlain.

Manchester City

Manchester City are without the majority of their Premier League title-winning squad currently

Yaa Tababarka Dib ugu soo Laabtay :

Jason Denayer, Riyad Mahrez, Phil Foden, Patrick Roberts, Oleksandr Zinchenko, Lukas Nmecha, Joe Hart, Eliaquim Mangala.

Weli yaan soo laaban : 

Ederson (Brazil), Danilo (Brazil), Nicolas Otamendi (Argentina), Ilkay Gundogan (Germany), Bernardo Silva (Portugal), Fernandinho (Brazil), David Silva (Spain), Gabriel Jesus (Brazil), Sergio Aguero (Argentina), Leroy Sane.

Yaa weli cayaaraya koobka adduunka :

Benjamin Mendy (France), Kyle Walker (England), John Stones (England), Vincent Kompany (Belgium), Kevin De Bruyne (Belgium), Fabien Delph (England), Raheem Sterling (England).

Ma jiro cayaariyahan ka dhaawacan.

Manchester United

Jose Mourinho has only just returned to Manchester from a punditry gig at the World Cup

Yaa Tababarka Dib ugu soo Laabtay :

Lee Grant, Joel Pereira, Eric Bailly, Chris Smalling, Daley Blind, Luke Shaw, Tim Fosu-Mensah, Antonio Valencia, Matteo Darmian, Axel Tuanzebe, Diogo Dalot, Juan Mata, Andreas Pereira, Ander Herrera, Scott McTominay, Alexis Sanchez, Anthony Martial.

Weli yaan soo laaban : 

David De Gea (Spain), Victor Lindelof (Sweden), Marcos Rojo (Argentina), Nemanja Matic (Serbia), Fred (Brazil).

Yaa weli cayaaraya koobka adduunka :

Phil Jones (England), Ashley Young (England), Paul Pogba (France), Jesse Lingard (England), Marouane Fellaini (Belgium), Romelu Lukaku (Belgium), Marcus Rashford (England).

Keebaa Dhaawac ah :

Sergio Romero.

Tottenham

Spurs are not as badly placed as Manchester City with four or five first team regulars training

Yaa Tababarka Dib ugu soo Laabtay :

Vincent Janssen, Victor Wanyama, Michel Vorm, Georges-Kevin Nkoudou, Moussa Sissoko, Fernando Llorente, Juan Foyth, Paulo Gazzaniga, Serge Aurier, Lucas Moura, Harry Winks, Ben Davies, Erik Lamela, Josh Onomah, Cameron Carter-Vickers, Kyle Walker-Peters.

Weli yaan soo laaban : 

Davinson Sanchez (Colombia), Son Heung-Min (South Korea), Christian Eriksen (Denmark).

Yaa weli cayaaraya koobka adduunka :

Hugo Lloris (France), Kieran Trippier (England), Danny Rose (England), Toby Alderweireld (Belgium), Jan Vertonghen (Belgium), Eric Dier (England), Mousa Dembele (Belgium), Dele Alli (England), Harry Kane (England).

Ma jiro cayaariyahan ka dhaawac.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close