Day: July 14, 2018
-
Wararka
Roberto Martínez oo sheegay in ciyaartoyda xulka qaranka Belgium ay u qalmeen guushan ay gaareen
(Russia) 14 Luulyo 2018. Xulka qaranka Belgium Roberto Martínez ayaa wuxuu ku guuleestay in koobka aduunka 2018 uu kaga dhameysto booska…
Read More » -
Spain
“Maalmo yar kahor Eden Hazard ayaa ii sheegay inuu u socdo Real Madrid”… Brian Laudrup
(Real Madrid) 14 Luulyo 2018. Xidigii hore xulka qaranka Denmark Brian Laudrup ayaa sii kordhiyay wararka sheegaya in Eden Hazard uu…
Read More » -
Wararka
“Waxaa muhiim ah in aan ku guuleysano koobka adunka 2018”… Pogba
(Moscow) 14 Luulyo 2018.Paul Pogba ayaa sheegay inuu xiiseenayo in xulkiisa france uu kula guuleysto koobka aduunka 2018 ee dalka…
Read More » -
Italy
Paolo Maldini oo difaacay go’aankii uu Gianluigi Buffon ugu dhaqaaqay kooxda Paris St Germain
(Italy) 14 Luulyo 2018. Halyayga kooxda AC Milan Paolo Maldini ayaa ka hadlay go’aankii uu kooxda Juventus kaga dhaqaaqay Gianluigi Buffon…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka yaabiyay ciyaartoyda Arsenal kadib kulankii galabta! (Muxuu sameeyay)
(London) 14 Luulyo 2018 Arsenal ayaa galabta la ciyaartay kooxda Boreham Wood kulankii ugu horeeyay ee isku diyaarinta xiliciyaareedka cusub. Gunners ayaa…
Read More » -
England
“Kadib 6-sano oo aan ku qaatay Chelsea waxaa la joogaa …….” – Hazard oo daaha ka qaaday war wayn!
(Moscow) 14 Luulyo 2018 Kabtanka xulka Belgium ee Eden Hazard ayaa daaha ka qaaday war wayn oo ku aadan mustaqbalkiisa kooxda…
Read More » -
Uncategorized1
“Belgium way sii fiicnaan doontaa”… Eden Hazard
(Russia) 14 Luulyo 2018. Kabtanka xulka qaranka Belgium Eden Hazard ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay ciyaartoyda xulkiisa kadib marka ay…
Read More » -
Uncategorized1
Muxuu ka yiri Harry Kane guuldaradii labaad xiriir ah ee kasoo gaartay koobka aduunka?
(Russia) 14 Luulyo 2018. Kabtanka xulka qaranka England Harry Kane ayaa wuxuu sheegay in ay bixiyeen wax walba ee awoodoodu gaarsiisan…
Read More » -
England
Rumayso ama ha Rumaysan: Everton oo caawa ku adkaatay 22-0!!
(Austria) 14 Luulyo 2018 Kooxda Everton ayaa caawa gaartay guul wayn oo ay adag tahay in kooxi ay gaarto xitaa kulan…
Read More » -
Spain
“Real Madrid way ka shalaayn doontaa bixitaanka Cristiano Ronaldo”…Ramón Calderón
(Madrid) 14 Luulyo 2018. Ramón Calderón oo madaxweyne kasoo noqday kooxda Real Madrid ayaa xaqiijiyay in Los Blancos ay ka shalaayn…
Read More »