Barcelona oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Clement Lenglet +SAWIRRO

(Barcelona) 13 Luulyo 2018 Barcelona ayaa la wareegtay daaficii kooxda Sevilla ee Clement Lenglet kaas oo ay bixisay lacagta lagu burburin karo heshiiskiisa.

Clement Lenglet ayaa saaka maray tijaabada caafimaadka ee kooxda Barcelona, wuxuuna kadib u saxiixay kooxdiisa heshiis 5-sano ah.

23 jirkaan reer France ayaa lagu soo bandhigay garoonka Camp Nou oo faaruq ah.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close