Shabakada “Sky Sport” oo ka warbixisay sida uu noqon doono mustaqbalka Antonio Conte ee kooxda Chelsea

(Chelsea) 12 Luulyo 2018. Wararka ka imaanaya gudaha dalka talyaaniga ayaa waxay shaaca ka qaadeen in la go’aamiyay mustaqbalka Antonio Conte ee kooxda Chelsea.

Waxaa jiray warar ku aadan in kooxda Blues ay kusii dhawaaneyso saxiixa macalinka reer talyaani ee Maurizio Sarri si uu u noqdo badalka Conte.

Shabakada “Sky Sport” ayaa shaacisay in Antonio Conte uusan noqon doonin macalinka leylin doona kooxda Chelsea xili ciyaareedka soo aadan.

Warkan kasoo yeeray Shabakada “Sky Sport” ayaa wuxuu imaanayaa xili uu Antonio Conte haatan bixinayo tababarka kooxda Bues ay augu diyaar garoobeyso xili ciyaareedka cusub.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close