“In aan gaarno finaalka koobka aduunka waa mucjisada kubada cagta”… Mario Mandžukić

(Moscow) 12 Luulyo 2018. Mandžukić ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay kadib markii ay gaareen finalka koobka aduunka 2018.

Xidiga kooxda Juventus Mario Mandžukić ayaa wuxuu sdioo kale sheegay in tani ay qeyb ka tahay mucjisada kubada cagta.

“Inaan gaarno finaalka koobka aduunka waa mucjisada kubada cagta, qof walba wuu arkay wixii aan ka sameynay koobka aduunka”

“Sida libaaxyda oo kale ayaan u ciyaarnay kulanka Ingiriiska, finalkana sidaas oo kale ayaan sameyn doonaa”.

si kastaba xulka qaranka Croatia ayaa gaaray Final-ka koobka adduunka kadib guul 2-1 ah ay ka gaareen dhigooda Ingiriiska.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close