Barcelona oo soo bandhigtay Arthur Melo +SAWIRRO

(Barcelona) 12 Luulyo 2018 Barcelona ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Arthur Melo kaas oo saaka ka gudbay tijaabada caafimaadka.

Arthur Melo ayaa loo arkaa inuu yahay badalka ku haboon ee Andres Iniesta kaas oo ka tagay kooxda dhamaadka xiliciyaareedkii hore.

Xiddigaan 21 jirka ah ayaa u saxiixay Barcelona heshiis 6-sano ah, haatan ayeeyna kooxdu u soo bandhigtay saxaafada.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close