Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii laga adkaaday Ingiriiska?

(Moscow) 11 Luulyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray Final-ka koobka adduunka kadib guul 2-1 ah oo ay ka gaareen Ingiriiska.

Mario Mandzukic ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta goolka guusha u dhaliyay xulkiisa Croatia.

FIFA ayaa u dooratay Ivan Perisic xiddigii ugu fiicnaa ciyaarta maadaama xulkiisa uu ka caawiyay inuu dib ugu soo laabto ciyaarta oo ugu danbayn uu guul gaaro.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close