Day: July 11, 2018
-
England
Goorma ayaa la ciyaarayaa Final-ka koobka Adduunka? (Maalinta iyo saacada la daawan doono)
(Moscow) 11 Luulyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa caawa guul ka gaaray dhigiisa England oo ay wada ciyaareen Semi final-ka koobka…
Read More » -
England
Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii laga adkaaday Ingiriiska?
(Moscow) 11 Luulyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray Final-ka koobka adduunka kadib guul 2-1 ah oo ay ka gaareen Ingiriiska.…
Read More » -
Wararka
Xulka qaranka Croatia oo balan kaga sameystay France kulanka finalka koobka aduunka 2018 kadib markiii ay guul ka gaareen England
(Russia) 11 Luulyo 2018. Xulka Croatia ayaa gaaray finalka koobka adduunka 2018 kadib markii ay 2-1 ay ku garaaceen dhigooda England.…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu ka tagay Real Madrid sababtoo ah ma uusan ka tirsaneen Barcelona”… Jordi Cardoner
(Baracelona) 11 Luulyo 2018. Madexweyne ku xigeenka kooxda Barcelona Jordi Cardoner ayaa wareysi uu ku bixiyay radio Cadena SER ayaa wuxuu…
Read More » -
England
Arag sidii uu noqday wajiga goolhaye Jordan Pickford kadib kubaddii birta ku dhacday +SAWIRRO
(Moscow) 11 Luulyo 2018 Wajiga goolhaye Jordan Pickford ayaa si wayn isku badalay markii uu indhaha ku haayay kubadda uu ku sii…
Read More » -
England
Malaay lagu dhex arkay kulanka England iyo Croatia iyo saxaafada Ingiriiska oo dood ka keentay! (Ma sixir mise?)
(Moscow) 11 Luulyo 2018 Malaay ama kaluun ayaa lagu dhex arkay garoonka kulanka haatan dhex maraya xulalka England iyo Croatia. Taageerayaasha…
Read More » -
Champ' League
“Waxaa ku guuleysan karnaa Champions League kadib imaatinka Cristiano Ronaldo”…. Alessandro Del Piero
(Juventus) 11 Luulyo 2018. Alessandro Del Piero ayaa si weyn u taageeray imaatinka Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus, kadib markii…
Read More » -
England
Riyad Mahrez oo fariin qiiro badan la wadaagay jamaahiirta kooxda Leicester City
(Man City) 11 Luulyo 2018. Laacibkii hore kooxda Leicester City Riyad Mahrez ayaa fariin qiiro badan u diray jamaahiirta kooxdiisii hore,…
Read More » -
England
Ryan Giggs oo sheegay in ku biirista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus uu sabab u yahay Messi
(Yurub) 11 Luulyo 2018. Halyayga kooxda Manchester United Ryan Giggs ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sida ay layaab ugu noqotay, kadib…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo raali galiyay ciyaartoyda xulka Belgium kadib balaayadii uu ka raaciyay xalay!
(Moscow) 11 Luulyo 2018 Weerar yahanka orodka badan ee xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa raali galiyay xiddigaha xulka Belgium kadib…
Read More »