Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii France ay guusha ka gaartay Belgium?

(Moscow) 10 Luulyo 2018 Xulka qaranka France ayaa caawa gaaray Final-ka koobka adduunka kadib guul uu ka gaaray xulka Belgium.

Daafaca Barcelona ee Samuel Umtiti ayaa u dhaliyay halka gool xulka France uu ku gaaray caawa Final-ka koobka adduunka.

FIFA ayaana u dooratay Samuel Umtiti laacibkii ugu fiicnaa ciyaarta maadaama uu go’aamiiyay natiijada ciyaarta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close