CADAYN: Riyad Mahrez waa laacib ka tirsan Manchester City (EEG Sawirkaan)

(Manchester) 10 Luulyo 2018 Riyad Mahrez ayaa la arkay isaga oo heshiis u saxiixaya kooxdiisa cusub ee Manchester City sida lagu xaqiijiyay sawir la soo dhigay baraha bulshada.

Laacibka ayaa maanta ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Manchester City oo ku dhamaynaysa saxiixiisa lacag dhan 60 milyan oo Ginni.

Manchester City ayaa la filan karaa inay ku dhawaaqdo saxiixa Riyad Mahrez saacad kasta maadaama uu maray tijaabada caafimaadka isla markaana uu saxiixay heshiiska uu ugu biirayo kooxda difaacanaysa Premier League.

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close