Emre Can oo la dhacsan inuu ka garab ciyaaro Ronaldo

(Torino) 09 Luulyo 2018 Saxiixa cusub ee Juventus ee Emre Can ayaa ka hadlay saxiixa la filayo in kooxdiisu ay samayso ee Cristiano Ronaldo.

Emre Can ayaa maanta loo soo bandhigay saxaafada, wuxuuna xaqiijiyay inuu si wayn u la dhacsan yahay ka garab ciyaarida Ronaldo.

Image result for Emre Can Ronaldo

Laacibka oo diidayay inuu saxaafada u sheego hadal badan oo ku saabsan Ronaldo ayaa warkiisa ku soo gaabsaday inuusan la socon halka ay marayaan wadahadalada labada kooxood.

Emre Can ayaa la waydiiyay sida uu u arko ka garab ciyaarida Ronaldo, wuxuuna yiri:

“Cajiib ayeey ahaan doontaa inaan ka garab ciyaaro Cristiano Ronaldo, laakiin waxba kalama socdo wadahadalada u dhexeeya labada kooxood”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close