Day: July 9, 2018
-
France
“Niyad Jabka Koobka Aduunka waxaa laga yaabaa in Neymar ay sii xoojiso”… Gianluigi Buffon
(PSG) 09 Luulyo 2018. Goolhaayaha cusub ee kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa sheegay in niyad jabka kuubka aduunka 2018 in sii…
Read More » -
France
“Kama xumi in Ronaldo uu ii daba mareeyo Juventus balse waxaan ka xumahay …..” – Buffon oo hadlay!
(Paris) 09 Luulyo 2018 Gianluigi Buffon ayaa ka hadlay saxiixa Juventus ay ku dhawdahay ee Cristiano Ronaldo kaas oo qarka u…
Read More » -
Uncategorized1
Macalinka xulka qaranka Ruusia Stanislav Cherchesov oo ka warbixiyay xulka uu taageeri doono koobka aduunka 2018
(Russia) 09 Luulyo 2018. Macalinka xulka qaranka Ruushka Stanislav Cherchesov oo ka warbixiyay xulka uu jeclaan lahaa inuu ku guuleysto koobka…
Read More » -
Spain
“Waad guuldareysan doontaa hadii aad ka tagto Real Madrid”… Jorge Valdano oo fariin digniin ah u diray Cristiano Ronaldo
(Real Madrid) 09 Luulyo 2018. Ronaldo ayaa qarka u saaran inuu ugu dhaqaaqo Juventus aduun dhan 100 milyan euro, wuxuuna sidoo…
Read More » -
Uncategorized1
Ashley Young oo kalsooni weyn ka muujiyay in xulka qaranka England uu ku guuleysan doono koobka aduunka 2018
(Russia) 09 Luulyo 2018. Laacibka kooxda Manchester United Ashley Young ayaa sheegay inuu aaminsan yahay xili kasta awooda uu xulkiisa qaranka…
Read More » -
Germany
Robert Lewandowski oo badalay go’aankii uu uga tagayay Bayern Munich (Maxaa soo kordhay?)
(Munich) 09 Luulyo 2018 Weerar yahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ka farxiyay taageerayaasha kooxdiisa. Laacibka ayaa dadaal dheer u galay…
Read More » -
Italy
“Ku biirista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus waxay faa’iido weyn u tahay kubada cagta dalka Italy”… Marcello Lippi
(Juventus) 09 Luulyo 2018. Waayeekja reer Talyaani Marcello Lippi ayaa wuxuu xaqiijiyay in ku biirista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus suuqan…
Read More » -
Italy
Emre Can oo la dhacsan inuu ka garab ciyaaro Ronaldo
(Torino) 09 Luulyo 2018 Saxiixa cusub ee Juventus ee Emre Can ayaa ka hadlay saxiixa la filayo in kooxdiisu ay samayso ee…
Read More » -
Spain
“Waan ku farxi doonaa haddii Modric uu ku guulaysto Ballon d’Or”!
(Moscow) 09 Luulyo 2018 Weerar yahanka xulka qaranka Croatia ee Mario Mandzukic ayaa ka hadlay fursada Modric uu ugu guulaysan karo sanadkaan…
Read More » -
Uncategorized1
Kevin De Bruyne oo sheegay in halista ugu weyn ee xulka France kaga imaan karta uu yahay Kylian Mbappé
(Russia) 09 Luulyo 2018. Kubad sameeyaha xulka qaranka Belgiam Kevin De Bruyne ayaa wuxuu xaqiijiyay in bar-tilmaameedkooda ugu weyn uu yahay…
Read More »