Lambarkee ayuu Ronaldo u xiranayaa Juventus???…+SAWIRRO

(Europe) 08 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa qarka u saaran inuu Juventus ugu biiro heshiis ku kacaya adduun dhan 88milyan oo bound.

Mareega Baraha Bulshada dalka Shiinaha ee Weibo kaa ee u dhigma Facebook ayay Juventus si kuuma kasin ah ugu shaacisay xiddiga Lambarka 7-aad u xiran doona kooxda kaa oo ay ula jeedaan Cristiano Ronaldo.

Bannaanka garoonka Juventus ayaa sidoo kale lagu arkayay maaliyadaha Juventus oo lagu xardhay Lambar  7 iyo Magaca Ronaldo.

SAWIRRO:

Tokeo la picha la Ronaldo Juventus shirt

Cristiano Ronaldo

Cristiano Ronaldo shirts have appeared in Turin ahead his potential move to Juventus

Cristiano Ronaldo shirts have appeared in Turin ahead his potential move to Juventus

Cristiano Ronaldo shirts have appeared in Turin ahead his potential move to Juventus

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close