Day: July 8, 2018
-
France
“Waxaan tusi doonaa Henry inuu doortay boos qaldan” – Giroud oo fariin u diray Henry ka hor kulanka Belgium!
(Moscow) 08 Luulyo 2018 Weerar yahanka xulka qaranka France ee Olivier Giroud ayaa ka hadlay kulanka ay ka hortagayaan xulka Belgium…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu mar kale kula guuleysan doonaa Juventus koobab”… Bruno Alves
(Real Madrid) 08 Luulyo 2018. Difaaca xulka qaranka Portugal Bruno Alves ayaa wuxuu ka hadlay wararka ku aadan in Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Aasiya
DEG DEG: Paulinho oo ka tagay Barcelona
(Barcelona) 08 Luulyo 2018 Kooxda horyaalka Shiinaha ee Guangzhou Evergrande ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dib ula wareegtay Paulinho. Guangzhou…
Read More » -
England
Majalada Mundo Deportivo oo shaacisay xiliga uu tijaabada caafimaadka u mari doono Riyad Mahrez kooxda Manchester City
(Man City) 08 Luulyo 2018. Majalada “Mundo Deportivo” ayaa waxay shaaca ka qaaday in Manchester City ay heshiis kala gaartay…
Read More » -
Spain
ARAG: Wixii uu sameeyay Luka Modric markii lagu yiri in Ronaldo uu ku biirayo Juventus
(Europe) 08 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa qarka u saaran inuu adduun dhan 88 milyan oo bound ugu biiro camaaliqada…
Read More » -
Uncategorized1
Marcelo oo markii ugu horeysay ka hadlay dareenkiisa murugo ee ku aadan kadib ka haristoodii koobka aduunka 2018
(Russia) 08 Luulyo 2018. Difaaca reer Brazil Marcelo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Madrid ee dalka Spain kadib markii ay…
Read More » -
Spain
Halyayga reer Brazil Júlio Baptista oo sheegay in bixitaanka Cristiano Ronaldo ay qasaaro weyn ku noqon doonto Real Madrid
(Real Madrid) 08 Luulyo 2018. Laacibkii hore reer Brazil Júlio Baptista isla markaana u soo ciyaaray kooxda Real Madrid sanadihii 2007…
Read More » -
Uncategorized1
Daafaca kooxda Bayern Munich Jerome Boateng oo daaha ka qaaday xulka uu rajeenayo inay ku guuleysan doonaan koobka aduunka 2018
(Russia) 08 Luulyo 2018. Daafaca kooxda Bayern Munich Jerome Boateng ayaa daaha ka qaaday xulka uu rajeenayo inay ku guuleysan doonaan…
Read More » -
Wararka
“Diyaar ayaan u nahay kulanka England”… Zlatko Dalić
(Russia) 08 Luulyo 2018. Zlatko Dalić ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin kulanka England ee wareega afar dhamaadka koobka aduunka…
Read More » -
Germany
Aabaha dhalay Mesut Ozil oo kula taliyay inuu iska casilo ciyaaraha caalamiga ah
(Rusia) 08 Luulyo 2018. Mustafa Ozil ayaan ku qancin eedeymaha uu helayo wiilkiisa Mesut Ozil, kadib markii uu xulka qaranka Germany…
Read More »