“Waan ka xumahay waayo Dumar badan oo qurxoon ayaa murug dareemaya haatan”!

(Moscow) 07 Luulyo 2018 Xulka qaranka ingiriiska ayaa guul ka gaaray caawa xulka qaranka Sweden, sidaas ayuuna xulka Ingiriisku ku soo gaaray Semi Final-ka koobka adduunka.

Halyeeygii hore ee xulka ingiriiska haatana ah falanqeeye ee Ian Wright ayaa ku camirtay qaar kamid ah hablihii taageerayay xulka Sweden.

Image result for ian wright Sweden

Dumar u dhashay dalka Sweden oo murugaysan ayeey kaamirooyinka garoonku soo qabanayeen, Ian Wright oo ka xun in gabdho qurxoon ay murug u horseedeen ayaa yiri:

“Inbadan waan ka xumahay waayo Dumar badan oo aad u qurxoon ayaa haatan dareemaya murug daran, laakiin inaan guulaysano waan ku qasbanayn”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close