Shikabala oo ku jees jeesay macalinka xulka qaranka Argantina Jorge Sampaoli

(Russia) 07 Luulyo 2018. Xidiga reer masar Mahmoud Abdel Razek Hassan Shikabala ayaa maadeestay macalinka xulka qaranka Argantina  Jorge Sampaoli.

Shikabala ayaa kusoo daabacay baraha bulshada gaar ahaan bartiisa rasmiga ah ee “Instagram-ka” sawirka u shabaha macalinka xulka qaranka Argantina Jorge Sampaoli.

Xidiga reer masar ayaa soo raaciyay sawirka uu soo dhigay bartiisa rasmiga ah ee “Instagram-ka” qoraal  yar ee ah “Jorge Sampaoli kadib marka nala dilay”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close