Shaxda rasmiga ah ee Russia vs Croatia

(Moscow) 07 Luulyo 2018 Xulalka Croatia iyo Russia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Labada xul ayaa ku dadaalaya sidii ay Semi Finalka koobka adduunka ula ciyaari lahaayeen arbacada soo socota xulka ingiriiska oo caawa ka adkaaday Sweden.

Xulka Croatia ayaa ku soo galay shaxdiisii ugu adkayd ee koobka adduunka.

Shaxda Russia vs Croatia:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close