Naby Keita iyo Fabinho oo u ciyaaray Liverpool kulankii ugu horeeyay +SAWIRRO

(Liverpool) 07 Luulyo 2018 Saxiixyada cusub ee Kooxda Liverpool ee Naby Keita iyo Fabinho ayaa caawa u ciyaaray kooxda markii ugu horaysay.

Liverpool ayaa la ciyaartay kulan saaxiibtinimo kooxda Chester F.C, waxayna ugu awood sheegatay 7-0.

Naby Keita iyo Fabinho midkoodna wax gool ah uma dhalin Liverpool kulankii ugu horeeyay ee ay u ciyaareen kooxdooda cusub.

Fabinho ayaa ciyaaray qaybtii hore ee ciyaarta halka Naby Keita uu ciyaaray qaybtii labaad ee ciyaarta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close