Day: July 6, 2018
-
Wararka
Belgium oo u Gudubtay Wareega Semi finalka Koobka Adduunka Markii ay garaaceen Brazil+SAWIRRO
( Russia ) 06 Luulyo 2018. Xulka Belgium ayaa gaaray afar dhamaadka koobka adduunka markii ay 2-1 guul ay ka…
Read More » -
Wararka
“Waxaan sameenay waxay ku fashilmeen inay sameeyaan xulalka waaweyn”… Luis Suarez
(Russia) 06 Luulyo 2018. Luis Suarez ayaa sheegay inuu ku qanacsan yahay qaab ciyaareedkii ay ka muujiyeen kulamadii ay ka ciyaareen…
Read More » -
Spain
Florentino Perez oo kor u qaaday dalabaadka maaliyadeed uu Cristiano Ronaldo ugu dhaqaaqi karo Juventus
(Real Madrid) 06 Luulyo 2018. Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa u sheegay Juventus in 100 milyan oo euros aysan…
Read More » -
Wararka
Muxuu ka yiri Deschamps guushii ay ka gaareen xulka France iyo in ay u gudbeen wareega afarta ee koobka aduunka 2018?
(Russia) 06 Luulyo 2018. Macalinka xulka qaranka France Didier Deschamps ayaa qiray inay jireen qaladaad qaar ee ku saleesnaa qaab…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Gianluigi Buffon oo ku biiray kooxda Paris St Germain
(PSG) 06 Luulyo 2018. Paris St Germain ayaa ku dhawaaqday saxiixa goolhaayihii hore kooxda Juventus iyo xulka qaranka Talyaani Gianluigi Buffon.…
Read More » -
Wararka
Tababare Oscar Tabarez oo ka hadlay guuldaradii kasoo gaartay xulka qaranka France
(Russia) 06 Luulyo 2018.Tababaraha xulka qaranka Uruguay Oscar Tabarez ayaa cadeeyay sababta ay guuldaro 2-0 ah kaga soo gaartay France…
Read More » -
Ameerika
Shaxda rasmiga ah ee Belgium vs Brazil (Chadli iyo Marouane Fellaini oo ku soo bilowday)
(Moscow) 06 Luulyo 2018 Xulalka Brazil iyo Belgium ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 9-ka fiidnimo. Nacer…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo dhankeeda ka raadineysa saxiixa saaxiibka Lionel Messi ee Cristian Pavón
(Arsenal) 06 Luulyo 2018. Wargeyska “Daily Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Arsenal ay xiiseeneyso in…
Read More » -
Ameerika
Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii France ay guusha ka gaartay Uruguay?
(Moscow) 06 Luulyo 2018 Xulka qaranka France ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigiisa Uruguay oo ay uga adkaadeen 2-0. Antoine…
Read More » -
Wararka
Xulka qaranka France oo u gudbay wareega afar dhamaadka koobka aduunka 2018 kadib markii uu guul ka gaaray Uruguay
(Russia) 06 Luulyo 2018. Xulka qaranka France ayaa gaaray wareega afar dhamaadka koobka adduunka 2018 kadib markii ay ka gudbeen…
Read More »