Day: July 5, 2018
-
France
Xiliga ay kooxda Paris Saint-Germain saxaafada u soo bandhigi doonto Gianluigi Buffon oo la ogaaday
(PSG) 05 Luulyo 2018. Sida ay wararka xaqiijinayaan Gianluigi Buffon ayaa tijaabada caafimaadka u mari doona kooxda Paris Saint-Germain maalinta Sabtida…
Read More » -
Spain
“Barcelona waa in ugu horeyn ay bixisaa qiimaha lagu kansali karo heshiiska Clément Lenglet”… Joaquín Caparrós
(Sevilla) 05 Luulyo 2018. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Sevilla Joaquín Caparrós ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la gali doonin…
Read More » -
Italy
Wakiilka Cristiano Ronaldo ee Jorge Mendes oo ka hadlay ku biiristiisa kooxda Juventus.
(Torino) 05 Luulyo 2018. Wakiilka Cristiano Ronaldo Jorge Mendes ayaa wuxuu ka dhawaajiyay in laacibka uu dalaalka ka yahay uu kusiii…
Read More » -
Italy
Kooxda Atletico Madrid oo kala heshiisay AC Milan weeraryahanka xulka qaranka Croatia Nikola Kalinic
(Atletico) 05 Luulyo 2018. Kooxda Atletico Madrid ayaa kala heshiisay dhigeeda AC Milan saxiixa weeraryahanka xulka qaranka Croatia Nikola Kalinic. Sida…
Read More » -
Wararka
Blaise Matuidi oo amaanay Kylian Mbappé kahor kulanka Uruguay
(Russia) 05 Luulyo 2018. Blaise Matuidi ayaa wuxuu si xoogan u amaanay Kylian Mbappé kahor kulanka ay wada ku wada ciyaari…
Read More » -
Uncategorized1
Halyayga reer Brazil Rivaldo oo difaacay Neymar Jr kahor kulanka ay la ciyaari doonaan Belgium
(Ruusia) 05 Luulyo 2018. Halyayga reer Brazil Rivaldo ayaa difaacay dabeecada xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee Neymar Jr,…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu dib u soo celin doonaa sharafta horyaalka dalkaTalyaaniga hadii uu ku biiro Juventus”…Christian Vieri
(Serie A) 05 Luulyo 2018. Laacibkii hore kooxda Inter Milan iyo xulka Talyaaniga Christian Vieri ayaa ku faraxsan in Cristiano…
Read More » -
Wararka
“In xulka qaranka Croatia uu ku guuleysto koobka aduunka 2018 waa arin aan la aqbali Karin”… Luka Modric
(Russia) 05 Luulyo 2018. Kabtanka xulka qaranka Croatia Luka Modric ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay in ku guuleysiga Koobka Aduunka…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday saxiixa Álvaro Odriozola
(Real Madrid ) 05 Luulyo 2018. Kooxda Real Madrid ayaa waxay si rasmi ah ugu shaacisay shabakadeeda rasmiga ah in ay…
Read More » -
Italy
Halyayga xulka qaranka Germany Lothar Matthaus oo kaga digay Cristiano Ronaldo inuu ku biiro kooxda Juventus
(Juventus) 05 Luulyo 2018. Halyayga xulka qaranka Germany Lothar Matthaus ayaa kaga digay Cristiano Ronaldo inuu ku biiro kooxda reer Talyaani…
Read More »