Day: July 4, 2018
-
Wararka
Mourinho oo dhaleeceeyay ciyaartoyda England: “Dadka oo dhan waxay ku mashquulsan yihiin Neymar oo kaliya, laakiin waxaa jira kuwo kale”
(Russia) 04 Luulyo 2018. Jose Mourinho ayaa wuxuu dhaleeceeyay xidig ka tirsan xulka qaranka England, kadib markii uu ku tilmaamay inuu…
Read More » -
Italy
“Imaatinka Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus waa waxaan la rumeysan karin”… Blaise Matuidi
(Juventus) 04 Luulyo 2018. Blaise Matuidi ayaa sheegay inuu si aad ah u xiiseenayo in uu kaga garab ciyaaro Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha Real Madrid oo kulan deg-deg ah la qaadan doono wakiilka Ronaldo ee Jorge Mendes & xiliga uu qabsoomi doono kulanka
(Real Madrid) 04 Luulyo 2018. Sida uu shaaca ka qaaday wargeyska “Marca” madaxwaynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez uu kulan gaar…
Read More » -
Wararka
Halyayga reer Brazil Ronaldo oo difaacay Neymar Jr, isagoo dhinaca kale amaanay Cristiano Ronaldo
(Russia) 04 Luulyo 2018. Halyayga reer Brazil Ronaldo ayaa wuxuu xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo uu sii ahaan doono sida uu haatan…
Read More » -
Wararka
“Waxaan u maleynayaa in xulalka Brazil, England iyo France ay ku guuleysan karaan koobka aduunka”… Wenger
(Russia) 04 Luulyo 2018. Arsenal Arsene Wenger ayaa ka hadlay saddexda xul qaran uu aaminsan yahay in aay ku guuleysan karaan…
Read More » -
Wararka
“Difaaceena ayaa ka awood badan weeraryahanka xulka France Kylian Mbappé”… Diego Laxalt
(Russia) 04 Luulyo 2018. Difaaca xulka qaranka Uruguay Diego Laxalt ayaa wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin inay la ciyaaraan dhigooda…
Read More » -
Italy
Allegri oo si aad ah u xiiseenaya inuu kala soo saxiixdo kooxda Bayern Munich difaacooda Jerome Boateng.
(Juventus) 04 Luulyo 2018. Sida uu shaaca ka qaaday wargeyska “Corriere dello Sport” macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa wuxuu xiiseenayaa…
Read More » -
Wararka
Matthaus oo weerar ku qaaday Neymar Jr sababa la xiriira jiliinkiisa joogtada ah uu ka sameenayo gudaha garoonka
(Russia) 04 Luulyo 2018. Halyeeyga kubadda cagta dalka Germany Lothar Matthaus ayaa weerar culus ku qaaday xidiga reer Brazil ee Neymar…
Read More » -
Italy
Agaasimaha ciyaaraha kooxda Juventus oo ka hadlay wararka ku aadan inay lasoo saxiixan doonaan Cristiano Ronaldo
(Juventus) 04 Luulyo 2018. Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa wuxuu iska diiday inuu ka hadlo wararka lala…
Read More » -
England
Liverpool oo isha ku heysa saxiixa difaaca kooxda Barcelona Yerry Mina
(Liverpool) 04 Luulyo 2018. Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maamulka kooxda Liverpool ay ku fikirayaan…
Read More »