Yaa laga yaabi karaa in England ay Rigoorayaasha u tuuraan Hadii dheesha iminka ay Colombia la Cayaareyso la isla gaaro Gool kulaad

( Russia ) 03 Luulyo 2018. England ayaa hadda la cayaareysa kulanka wareega 16 koobka adduunka dhigooda Colombia waxaan suura gali kara in labada dal ay isla gaaran Rigoore tuurasho.

Xulka lagu naaneyso Seddaxda libaax ayaa ku qasaaray goolku laadyadii u dambeyay ee koobka adduunka kuwaa oo kala ahaa West Germany 1990, Argentina 1998 iyo Portugal 2006.

Hadaba  waxaa la sii ogaaday shanta xiddig ee tuuri karta goolku laadka England hadii cayaarto ay sheekadaas gaarto.

Harry kane ayaa ah shaqsiga kowaad oo tuuraya rigoorada taana waxaa cadeyn u ah goolku laadyadii uu ka dhaliyay Tunisia iyo Panama kulamadii heerka group-yada.

Waxaa weeraryahan Tottenham kula biiraya goolku laadka Jamie Vardy (68%), Jordan Henderson (65%), Dele Alli (65%) iyo Jesse Lingard (31%).

England penalty takers

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close