Shaxda rasmiga ah ee Sweden vs Switzerland (Lichtsteiner oo maqan)

(Moscow) 03 Luulyo 2018 Xulalka Sweden iyo Switzerland ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 5-ta galabnimo.

Labada xul ayaa ku dadaalaya inay u soo gudbaan wareega rubuc dhamaadka koobka adduunka kadib markii ay ka soo gudbeen wareega guruubyada.

Kabtanka xulka qaranka Switzerland ee Stephan Lichtsteiner ayaa ganaax ku seegaya kulankaan.

Shaxda Sweden vs Switzerland:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close