Shaxda rasmiga ah ee England vs Colombia (Kane oo hogaaminaya xulkiisa iyo James oo keydka fadhiya)

(Moscow) 03 Luulyo 2018 Xulalka England iyo Colombia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Harry Kane ayaa hogaaminaya xulka ingiriiska, Young iyo Dele Alli ayaana dhankooda ku soo bilowday shaxda caawa ee xulka Ingiriiska.

Kabtanka xulka Colombia ee James Rodriguez ayaa ku soo bilowday keydka maadaama uu qabo dhaawac.

Shaxda England vs Colombia:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close