England oo Rigoorayaal ku Reebtay Colombia Markii u Horeeysana Gaartay Wareega Siddeeda Koobka adduunka tan iyo 2006+SAWIRRO

( Russia ) 03 Luulyo 2018. Xulka England ayaa 4-3 rigoorayaalka kaga badiyay Colombia kadib cayaar la isku mari waayay 1-1 xitaa waqtii dheeriga ee lagu daray.

Cayaarta ayaa lagu kala nastay goolal la’aan 0-0 qeybta hore iyadoo labada dhinac ay soo bandhigeen kubbado weerar ah iyo isku dayo goolkaa.

England ayaa mar ku dhawaatay in gool dhaliyaan markii diib lasoo dhigay uu madaxa la haleelay kabtan Harry Kane taa oo dhanka sare ee goolka martay.

Markii dib loogu soo laabtay kaambiyaha labaad xulka seddaxda libaax ayaa la yimid gool kaa oo ahaa rigoore qaladkeeda lagu galay Harry Kane isla isaga ayaa gool u badalay daqiiqadii 57-aad.

Waxaa inta badan yaraa qeybta dambe fursada labada dhinac walow laacibka Juventus Juan Cuadrado uu jaanis barbaro ugu heli karay dalkiisa qasaariyay markii uu cirka ku tolay kubbad darba aheyd uu ka helay irida goolka.

Waqtigii dheeriga ee lagu daray cayaarta fursad muhiin ah ayaa soo martay qaranka Colombia markii loo dhigay geeska laad ama Koorno daqiiqadii 90-aad oo lagu daray 5 daqiiqo waxaana goolka England ka beeniyay inay guul ku xaqiijiyaan daafaca Bracelona Yerry Mina oo kubbad madax ah dul dhigay shabaqa.

Waxayna taa ka dhigan tahay in daafan uu xulkiisa guul ku hogaamiyay seddax kulan xariira isagoo ahaa mid gool dhalinayay.

Cayaarta ayaana watigeeda caadigaa ku idlaaday 1-1 waxaan lagu daray 30 daqiiqo dheeri ah.

Ma jirin halisyo ay sameyeen labada dul waqtigii dheeriga ee lagu cayaarta waxaana ugu dambeyn la aaday gool ku laad ama rigoorayaal.

Labadii rogoore ee u horeesay ayay dhaliyeen xulalka England iyo Colombia,laakiin goolkutuurii seddaxaad waxaa England ka qasaariyay Henderson balse Colombia ayaa dhankooda ka faa’ideysan waayay markii jaaniska ay hogaanka rigoorada ku qabana lahaayeen ay ku garaaceen birta markalana waxaa rigooradaada afaaraad ka lumiyay Carlos Bacca.

England waxaa goolka guusha rigoorada u dhaliyay xiddiga Tottenham ee Eric Dier, Iyagoona ku adkaaday 4-3 rigoorayaal ah.

Eric Dier races off in celebration after his winning penalty saw England defeat Colombia 4-3 in a dramatic shootout

England players rush to celebrate after Dier's winning penalty in the shootout sent the Three Lions through to the last eight

Yerry Mina is ecstatic after his towering header in the third minute of injury time sent the last-16 match to extra time

Harry Kane roars with delight after firing England in front from the penalty spot 12 minutes into the second half in Moscow

England players rush over to celebrate with Kane after his goal put the Three Lions on course for a spot in the quarter-finals

The two captains embrace before kick-off as Colombia and England faced off for a place in the World Cup quarter-finals

There was a long delay ahead of the spot-kick as a number of Colombia players protested the decision given by Geiger

But despite the distractions Kane kept his calm and made no mistake from the penalty spot to give England a 1-0 lead

Kane celebrates after scoring his third penalty and sixth goal already in this World Cup by smashing past keeper Ospina

England players are jubilant after Kane's spot-kick put them on course for a World Cup quarter-final clash against Sweden

Cuadrado holds his head in disbelief after blazing a brilliant opportunity to equalise for Colombia wildly over the bar

The 6ft 5ins centre back Mina leapt above Maguire to equalise in dramatic fashion and send the last-16 clash to extra time

Trippier (right) was on the line and got his head to the ball but could only divert off the bar and in as Pickford dived in vain

The Barcelona defender is ecstatic after his header from Cuadrado's corner saw the match go to an extra 30 minutes

Mina celebrates with Colombia supporters after his dramatic late intervention saw his country keep their hopes alive

Southgate addresses his England players in a huddle as the manager gives out instructions ahead of the period of extra time

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close