DEG DEG: Riyad Mahrez oo tijaabada caafimaadka u maraya Man City (Goorma?)

(Manchester) 03 Luulyo 2018 Manchester City ayaa ugu danbayn ku guulaysatay inay gacanta ku soo dhigto laacibka weerarka uga ciyaara Leicester City ee Riyad Mahrez.

Sky Sports ayaa daaha ka qaaday in kooxda Leicester City ay aqbashay lacag dhan 60 milyan oo Ginni oo ka timid dhanka Manchester City.

Riyad Mahrez ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxdiisa cusub ee Manchester City isbuucaan kadib heshiiskii dhex maray labada kooxood.

Laacibka ayaa haatan u diyaar garoobaya inuu maro tijaabada caafimaadka si uu qayb uga noqdo is diyaarinta xiliciyaareedka cusub.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close