Day: July 3, 2018
-
Wararka
England oo Rigoorayaal ku Reebtay Colombia Markii u Horeeysana Gaartay Wareega Siddeeda Koobka adduunka tan iyo 2006+SAWIRRO
( Russia ) 03 Luulyo 2018. Xulka England ayaa 4-3 rigoorayaalka kaga badiyay Colombia kadib cayaar la isku mari waayay…
Read More » -
Wararka
Difaaca xulka qaranka Colombia Yerry Mina oo soo barbareeyay rikoodhkii Miroslav Klose ee koobka aduunka
(Russia) 03 Luulyo 2018. Difaaca xulka qaranka Colombia Yerry Mina ayaa ku guuleystay in xulkiisa uu u dhaliyo goolka barbaraha, waqtigii…
Read More » -
England
“Pep Guardiola wuxuu doonayay inuu soo afjaro xirfada ciyaareed ee Yaya Toure”….Emmanuel Eboué
(England) 03 Luulyo 2018. Laacibkii hore Arsenal Emmanuel Eboué ayaa sheegay in Yaya Toure uu ku saxnaa go’aankii uu kaga…
Read More » -
Wararka
Griezmann oo sheegay inuu jecel yahay shacabka Uruguay, xili Luis Suarez uusan ku qancin hadalka laacibka reer France
(Russia) 03 Luulyo 2018. Weeraryahanka heerka caalami ee dalka Uruguay Luis Suarez ayaa sarre u qaaday muranka, kadib markii uu jawaab…
Read More » -
Germany
Halyayga Germany Lothar Matthaus oo ka digay in Toni Kroos uu xiligan ka fariisto ciyaaraha caalamiga ah
(Germany) 03 Luulyo 2018. Halyeeyga kubada cagta Jarmalka Lothar Matthaus ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu si weyn kaga soo hor…
Read More » -
England
RASMI: Manchester United oo lasoo saxiixatay goolhaayaha kooxda Stoke City Lee Grant
(Man United) 03 Luulyo 2018. Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay lasoo wareegtay goolhaayaha kooxda Stoke City Lee Grant. Heshiiska ay…
Read More » -
Spain
“Inaad ka fariisato ciyaaraha caalamiga ah ma ahan wax sahlan”… Andres Iniesta
(Spain) 03 Luulyo 2018. Halyayga reer Andres Iniesta ayaa sheegay in go’aankii uu kaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah inuu ka…
Read More » -
Wararka
Yaa laga yaabi karaa in England ay Rigoorayaasha u tuuraan Hadii dheesha iminka ay Colombia la Cayaareyso la isla gaaro Gool kulaad
( Russia ) 03 Luulyo 2018. England ayaa hadda la cayaareysa kulanka wareega 16 koobka adduunka dhigooda Colombia waxaan suura…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo soo dhigtay barteeda Twitter-ka hadal u muuqday macsalaamaynta Ronaldo!
(Madrid) 03 Luulyo 2018 Real Madrid ayaa ka nixisay taageerayaasheeda kadib hadal aan looga baran oo kooxdu ay soo dhigtay barteeda…
Read More » -
Ameerika
Shaxda rasmiga ah ee England vs Colombia (Kane oo hogaaminaya xulkiisa iyo James oo keydka fadhiya)
(Moscow) 03 Luulyo 2018 Xulalka England iyo Colombia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Harry…
Read More »