Xiddigaha xulka Colombia oo qoob ka ciyaar cajiib ah ugu diyaar garoobay kulanka Ingiriiska! (Muuqaal)

(Moscow) 02 Luulyo 2018 Xulka qaranka Ingiriiska ayaa la ciyaaraya wareega 16-ka ee koobka adduunka xulka Colombia oo aan dab yar shidayn.

Xiddigaha xulka qaranka Colombia ayaa qoob ka ciyaar cajiib ah ugu diyaar garoobay kulanka ay habeen dambe la ciyaarayaan Ingiriiska.

Laacibka Juventus ee Juan Cuadrado iyo laacibka Barcelona ee Yerry Mina ayaa soo bandhigay qoob ka ciyaar cajiib ah ka hor kulanka ingiriiska.

Halkaan Ka DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close