RASMI: Arsenal oo dhamaystirtay saxiixa Sokratis Papastathopoulos (Lambarkee loo xiray?)

(London) 02 Luulyo 2018 Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa daaficii kooxda Borussia Dortmund ee Sokratis Papastathopoulos.

30 jirkaan reer Giriig ayaa u saxiixay Arsenal heshiis 3-sano ah, waxaana lagu dari karaa sanad dheeri ah haddii ay isku afgartaan labada dhinac.

Kooxda ayaa xaqiijisay in Sokratis Papastathopoulos uu xiran doono lambar “5”, wuxuuna noqonayaa saxiixii 3-aad ee tababare Unai Emery uu sameeyo suuqa xaggaagan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close