Naby Keita iyo Fabinho oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Liverpool +SAWIRRO

(Liverpool) 02 Luulyo 2018 Saxiixyada cusub ee kooxda Liverpool ee kala ah Naby Keita iyo Fabinho ayaa maanta la qaatay kooxdooda tababarkii ugu horeeyay.

Tababare Jurgen Klopp ayaa si wayn u soo dhaweeyay labada laacib oo la qaadanaya xiliciyaareedkii ugu horeeyay Liverpool.

Xiddigahaan ayaa tababar la qaatay 26-laacib oo ka tirsan kooxda Liverpool, kooxda ayaana bilowday u diyaar garowga xiliciyaareedka cusub.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close