Maxaa dhacay markii ay Jaran-Jarada isaga horyimaadeen Klopp iyo Saxiixa Cusub ee Liverpool Naby Keita ?..(MUUQAAL)

(England) 02 Luulyo 2018. Saxiixa Cusub ee Liverpool Naby Keita ayaa maanta ka qeyb qaatay tababarkiisii ugu horreeyay ee kooxda.

Mar uu ku sugnaa xerada tababarka Reds ee Melwood ayaa waxay Jaran Jarada isaga horyimaadeen macallinkiisa cusub ee Jurgen Klopp kaa oo si wayn u soo dhaweeyay.

Tababaraha reer Germany ayaa alaab uu sitay dhulka dhigtay dabadeedna xabadka galiyay Keita isagoo dareensiinaya inuu hoygiisa joogo, waxaana dhex maray wada sheekeysi gaaban.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close