Day: July 2, 2018
-
Wararka
“Ma fahmi karo xul ay ku sugan yihiin xidigo ka tirsan Real Madrid iyo Barcelona oo xili hore ka haray koobka aduunka”… Fabregas
(Russia) 02 Luulyo 2018. Cesc Fabregas ayaa xaqiijiyay in ciyaartoyda xulka Spain ay muhiim tahay inay qaadaan mas’uuliyada inay sabab buuxda…
Read More » -
Uncategorized1
“Wax badan ayay hadleen, laakiin waxaa la gaaray xiliga ay guryahooda ku laaban lahaayeen”.. Neymar oo weerar ku qaaday xulka Mexico
(Moscow) 02 Luulyo 2018. Neymar Jr ayaa ku jees jeesay xulka qaranka Mexico, kadib kulankii ay ku wada ciyaareen wareega 16-ka…
Read More » -
Wararka
Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Belgium ay garaacday Japan?
(Moscow) 02 Luulyo 2018 Xulka qaranka Belgium ayaa u gudbay wareega 4-dhamaadka koobka adduunka kadib guul ay ka gaareen xulka…
Read More » -
Wararka
Xulka qaranka Belgium oo si layaab leh ugu gudbay wareega xiga ee siddeeda kadib markii ay guul cajiib ah ka gaareen Japan
(Russia) 02 Luulyo 2018. Xulka qaranka Belgium ayaa gaaray wareega siddeed dhamaadka koobka adduunka 2018 kadib markii ay ka gudbeen dhigooda…
Read More » -
Uncategorized1
“Talooyinka Tite ayaa nagu hogaamisay inaan guul ka gaarno Mexico”…. Philippe Coutinho
(Russia) 02 Luulyo 2018. Laacibka reer Brazil Philippe Coutinho ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in xulkiisa Samba uu u…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Inter Milan oo lasoo saxiixatay xidigaha Stefan de Vrij & Kwadwo Asamoah
(Inter) 02 Luulyo 2018. Inter Milan ayaa waxay si ramis ah ugu dawaaqday in ay kooxda Lazio ay kala soo saxiixatay…
Read More » -
Uncategorized1
“Waxaan heysanaa fursad weyn aan ugu gudbi karno wareega xiga ee siddeeda”….Radamel Falcao
(Moscow) 02 Luulyo 2018. Weeraryahanka xulka qaranka Colombia Radamel Falcao ayaa wuxuu xaqiijiyay In ay heystaan fursad weyn ay ugu gudbi…
Read More » -
Wararka
David de Gea oo fariin u diray jamaahiirta reer Spain kadib markii ay ka hareen koobka aduunka 2018
(Moscow) 02 Luulyo 2018. Goolhayaha kooxda Manchester United David de Gea ayaa fariin u mariyay jamaahiirta reer Spain Twitter-ka, kadib markii…
Read More » -
Italy
DEG DEG: AC Milan oo la soo wareegtay Goolhaye Pepe Reina
(Europe) 02 Luulyo 2018. AC Milan ayaa la soo wareegtay goolhayihii hore ee Liverpool Pepe Reina kaddib markii uu ka…
Read More » -
Uncategorized1
Macalinka xulka qaranka Mexico oo weeraray Neymar Jr… “Kubada cagta looguma tala galin caruurta”
(Russia) 02 Luulyo 2018. Macalinka xulka qaranka Mexico Juan Carlos Osorio ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday xidiga reer…
Read More »