Russia oo Rigoorayaal kaga Reebtay Koobka Adduunka xulka Spain+SAWIRRO

( Russia ) 01 Luulyo 2018. Martigaliyaasha koobka adduunka ee Russia ayaa gaaray wareega siddeed dhamaadka koobka adduunka markii ay 4-3 Rigoorayaalka ay ku garaaceen qaranka Spain.

Kulanka ayaa lagu kala maray qeybta hore 1-1, waxaana hogaanka kulanka qabtay xulka Spain markii kubbad laadka xorta ah uu soo dhigay Marco Asensio taasoo uu iska dhaliyay daafaca Russia ee Sergei Ignashevich markii uu cadaadis kala kulmay Sergio Ramos.

Laakiin Russia ayaa la timid goolka barbaraha markii uu gacan ku taabtay kubbad daafaca Gerard Pique daqiiqadii 41-aad waxaan rigoorada loo dhigay marti galiyaasha goo u badalay xiddigooda Artem Dzyuba.

Kaambiyaha dambe dheesha waxaa yaraa fursada labada xul inkastoo Spain ay gacan sareysay kulanka,

Waqtigii caadi ee kulnka ayaa ku idlaaday 0-0 waxaan lagu qasban yahay maadama dheeshu ay tahay mid kala baxa in lagu daro 30 daqiiqo oo dheeri ah .

Markii u horeysay taariikhda ayaa la isticmaalay badal afaraad koobka adduunka waxaana noqday laacibkii u horeeyay ee badalkaas ku yimaada xiddiga Russia Aleksandr Yerokhin kaa oo cayaarta soo galay daqiqiadii 97-aad.

Labada xul ayaa isku mari waayay waqtigii dheeriga ee lagu daray cayaarta waxaan ugu dambeyn loo dhigay rigoorayaal.

Spain ayaa bilaawday tuursaha rigoorada kowaad waxaan u dhaliyay Andres iniesta , balse waxaa laga qabtay rigooradooda seddaxaad laacibka Atletico Madrid ee Koke halka Sido kale rigoorada afaraadna waxaa ka  qasaariyay xiddiga Iago Aspas.

Waxayna ugu dameyn rigoorayaasha ku idlaadeen 4-3 oo ay guusha ku raacday xulka Russia kaa oo u gudbay wareega siddeed koox.

Akinfeev celebrates after saving the crucial penalty against Spain to send Russia through to the last eight of the competition

Sergio Ramos cries as Spain's coach Fernando Hierro comforts him after losing the penalty shootout to Russia on Sunday

Russia players celebrate after Aspas (not pictured) missed his penalty during the shootout after 1-1 draw after extra-time

Russia goalkeeper Igor Akinfeev saves the penalty from Koke in the penalty shootout to give them the advantage

Russia's players gather before extra-time after the two sides could be separated after the full 90 minutes on Sunday

Spain's players huddle before an extra 30 minutes against Russia in the last 16 of the World Cup at the Luzhniki Stadium

Russia's forward Artem Dzyuba (2nd left) sees his header from a corner kick blocked by the arm of defender Gerard Pique

The ball hits Spain defender Pique's hand in the penalty area with five minutes remaining in the first half of the match

Dutch referee Bjorn Kuipers (3rd left) signals a handball against Pique and awards the hosts a penalty kick in the first half

Forward Dzyuba stepped up to take the spot-kick and sent Spain goalkeeper David de Gea the wrong way to equalise

Dzyuba celebrates after scoring a penalty against Spain in the 41st minute to make it 1-1 heading into the break on Sunday

Russia coach Stanislav Cherchesov (2nd right) celebrates with members of staff and team players after his side drew level

Spain defender Ramos (centre) falls as Russia defender Sergey Ignashevich (left) scores an own goal in the first half

Ramos celebrates alongside forward Diego Costa (centre) and midfielder Sergio Busquets after Spain took the lead vs Russia

Costa and Busquets celebrate with Ramos after Ignashevich scored an own goal in the 12th minute to put Spain in front

Spain players celebrate opening the scoring in the first half of the last-16 World Cup match at the Luzhniki Stadium in Moscow

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close