Day: July 1, 2018
-
Wararka
Xulka qaranka Croatia oo ciyaar leysku daalay kadib rigooreyaal ku reebay dhigiisa Denmark
(Russia) 01 Luulyo 2018. Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray wareega siddeed dhamaadka koobka adduunka kadib markii ay ka gudbeen dhigooda Denmark. Kulanka…
Read More » -
England
“Waan jeclahay Premier League, laakiin waxaan doonayaa inaan ka ciyaaro Banaanka”__ Wilshere
(England) 01 Luulyo 2018. Jack Wilshere ayaa sheegay inuu ka tagayo Premier League, si uu u tijaabiyo loolan cusub ee ka…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo boorsadiisa ka qaatay Ruushka +SAWIRRO
(Moscow) 01 Luulyo 2018 Cristiano Ronaldo iyo asxaabtiisa xulka qaranka Portugal ayaa galabta macsalaameeyay dalka Ruushka. Portugal ayaa xalay guul daro…
Read More » -
England
“Waan ku faraxsanahay in Messi iyo Ronaldo laga reebo koobka adduunka”!
(Moscow) 01 Luulyo 2018 Kabtanka xulka qaranka Belgium ee Eden Hazard ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in la reebo Argentina…
Read More » -
Spain
RASMI: Andres Iniesta oo ka fariistay xulka qaranka Spain
(Moscow) 01 Luulyo 2018 Halyeeyga reer Spain ee Andres Iniesta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka fariistay u ciyaarida xulkiisa.…
Read More » -
Uncategorized1
Griezmann oo si xoogan u amaanay Edinson Cavani kahor kulanka France iyo Uruguay
(Russia) 01 Luulyo 2018. Weeraryahanka xulka qaranka France Antoine Griezmann ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay kulanka ay ku wada…
Read More » -
Spain
Ramos oo Ooyin jabsaday, Muxuuse ka yiri ka haridii xulkiisa ee koobka adduunka?
(Moscow) 01 Luulyo 2018 Kabtanka xulka qaranka Spain ee Sergio Ramos ayaa Ooyin jabsaday kadib markii xulkiisa rigoore looga reebay koobka.…
Read More » -
Uncategorized1
Fàbregas oo weerar culus ku qaaday qaab ciyaareedka xulka qaranka Spain ee kulankii Russia.
(Russia) 01 Luulyo 2018. Xidiga reer Spain ee kooxda Chelsea Cesc Fàbregas ayaa dhaleeceeyay qaab ciyaareedka xulka qaranka Spain, kadib markii…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah ee Croatia vs Denmark (Modric iyo Eriksen oo iska hor imaanaya)
(Moscow) 01 Luulyo 2018 Xulalka Croatia iyo Denmark ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka ay isaga hor imaanayaan goor…
Read More » -
Spain
Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii la reebay caawa xulka Spain?
(Moscow) 01 Luulyo 2018 Xulka qaranka Russia ayaa si lama filaan ah koobka adduunka uga ciribtiray xulka Spain oo u sharaxnaa…
Read More »