Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Uruguay vs Portugal?

(Moscow) 30 Juunyo 2018 Xulka qaranka Uruguay ayaa u gudbay wareega 8-dhamaadka koobka adduunka kadib guul ay ka gaareen Portugal.

Weerar yahanka PSG ee Edinson Cavani ayaa guul muhiim ah farta ka saaray caawa xulkiisa Uruguay, lugtiisa ayuuna ku soo saaray kadib markii uu u dhaliyay 2-gool, inkasta oo uu dhaawac ku baxay.

FIFA ayaa u dooratay Cavani laacibkii ugu fiicnaa kulankii Uruguay ay guusha ka gaartay xulka qaranka Portugal maadaama uu go’aamiyay natiijada ciyaarta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close