France vs Uruguay (Goorma ayaa la ciyaarayaa kulankaan ka tirsan Quarter-Final-ka koobka adduunka?)

(Moscow) 30 Juunyo 2018 Xulka qaranka Uruguay ayaa u soo baxay Quarter-Final-ka koobka adduunka kadib guul ay ka gaareen xulka qaranka Portugal.

Uruguay oo ku jirta xulalka ugu adag koobka adduunka ee haatan socda ayaa la ciyaaraysa xulka qaranka France.

Kulankaan ayaa la ciyaarayaa maalinta jimcaha ee soo socota taariikhduna tahay 6-da July ee 2018, 5-ta galabnimo ee waqtiga bariga Afrika.

Cavani oo dhaawac uga baxay kulankii caawa ayaa laga cabsi qabaa inuu seego kulan kaas maadaama uu awoodi waayay inuu dhamaysto kulankii Portugal uu ka dhaliyay 2-da gool.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close