Edison Cavani oo Lugtiisa kaga Reebay Koobka adduunka Portugal iyo Xiddigooda Ronaldo+SAWIRRO

( Russia ) 30 Juunyo 2018. Uruguay ayaa gaartay wareega siddeeda markii ay guul 2-1 kaga badisay dhigooda Portugal kulankii ka dhacay Sochi.

Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 1-0 oo ay hogaanka ku heysay xulka Uruguay.

Wuxuuna goolka dhashay daqiiqadii 7-aad markii uu madax qurux badan goolka ku hubsaday Edinson Cavani oo kubbad caawinaada ka helay Luis Suarez.

Laba xul ayaa sameyay weeraro halis ah balse ma aysan suura galin inuu gool labaad uu dhasho qeybta hore.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe gaar ahaan Portugal la timid goolka barbaraha waxaana u dhaliyaya daafac Pepe oo madax la helay kubbad laga soo laaday dhan gees ka laadka.

Ma aysan sii dheeraan in cayaartu ay barbaro ahaato waxaana daqiiqadii 62-aad yimid goolka labaad ee xulka Uruguay iyadoo uu markiisii laabad goolk gaaray Cavani oo si caaqibo leh shaqaba u dul dhigay kubbadda uu fogaan dheer kasoo jaray.

Balse nasiib xumo dhaliyaha labada gool ee Edison Cavani ayaa laga saaray cayaarta markii uu dhabaato sheegtay.

Xiddiga Manchester City Bernardo Silva ayaa furasd gool noqon kartay lumiyay markii uu goolka oo banaan uu kubbad dhanka sare marsiiyay.

Inta badan kulanka ayaa daqiiqadihii u dambeyay ahaa mid xulka Uruguay ay cayaaray difaaca, halka Portugal daaladooda ay dhaafi waayeen daafaca xulka koonfur America.

Xulka Portugal ayaa noqday dakii labaad ee haray koobka adduunka kadib Argentina oo cayaartii hore guuldaro culus kala kulantay France.sidaa owgeed Uruguay ayaa la dheeli doonta wareega Siddeeda koox dhigooda France.

Edinson Cavani celebrates after his goal in the 7th minute put Uruguay in control against Portugal on Saturday night

Cavani timed his run perfectly to meet the ball in the air with a supreme header after Luis Suarez picked him out with a cross

Cavani hung in the air as he got his body in position to head the ball past Portugal goalkeeper Rui Patricio who had no chance

Inter Milan midfielder Matias Vecino was the first of Cavani's Uruguayan team-mates to join the striker in the celebrations

The thousands of Uruguay supporters inside the Fisht Olympic Stadium in Sochi rose from their seats to celebrate the goal

Portugal responded well in the second half and were level when Besiktas central defender Pepe scored with a header

Pepe runs away to celebrate after his powerful header left Uruguay goalkeeper Fernando Muslera with no chance

But Uruguay were back in front and heading for the quarter-finals when Cavani bent a right-foot effort into the far corner

His celebration said it all after he scored his side's second goal against Portugal and sent Uruguay through to the last-eight

Cavani's diving header beats Rui Patricio at his near post and provides Uruguay with the perfect start to the last-16 fixture

Cavani raises his arms into the air as he allows himself a few moments to enjoy his second goal at the World Cup in Russia

Portugal were level when former Real Madrid central defender Pepe rose highest to direct the ball into the net with a header

The Portugal players raced over to Pepe to celebrate after his goal brought them level in the last-16 fixture against Uruguay

But then came Cavani's excellent strike from range which beat Rui Patricio before nestling in the Portugal net on Saturday

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close