France vs Argentina (Labada xul oo diyaarsaday shaxdii ay ku soo gali lahaayeen kulanka barri)

(Moscow) 29 Juunyo 2018 Xulalka France iyo Argentina ayaa diyaarsaday shaxdii ay ku ciyaari lahaayeen kulanka soo galaya barri galab.

Tababare Jorge Sampaoli ayaa keydka ku cabaya kulankaas dhamaan weerar yahanadiisa, waxaana weerar toos ah ciyaaraya Messi.

Aguero, Higuian iyo Dybala ayaa ku soo bilaabanaya keydka sida la saadaalinayo, waxaana ka garab ciyaaraya Messi ciyaartoy kala ah Pavon, Perez iyo Di Maria.

Dhanka France, waxaa la saadaalinayaa in Giroud uu ku soo bilaabanyo weerar toos ah, Mbappe iyo Griezmann ayaana ka garab ciyaaraya, halka Dembele uu keydka ku soo bilaabanayo.

Shaxda ay ku soo gali karaan labada xul:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close