Day: June 29, 2018
-
Ameerika
France vs Argentina (Labada xul oo diyaarsaday shaxdii ay ku soo gali lahaayeen kulanka barri)
(Moscow) 29 Juunyo 2018 Xulalka France iyo Argentina ayaa diyaarsaday shaxdii ay ku ciyaari lahaayeen kulanka soo galaya barri galab. Tababare…
Read More » -
Uncategorized1
Fernando Santos oo sheegay in Cristiano Ronaldo kaligiis uusan ku guuleysan Karin koobka aduunka 2018
(Russia) 29 Juunyo 2018. Macalinka xulka qaranka Portugal Fernando Santos ayaa sheegay in xulka qaranka Uruguay uu heysto macalin wanaagsan ee…
Read More » -
Spain
Benzema oo ugu hanjabay Real Madrid inuu ka tagayo haddii aan …..!!
(Madrid) 29 Juunyo 2018 Weerar yahanka reer France ee Karim Benzema ayaa u hanjabay kooxdiisa kadib eedeyntii loo jeediyay xiliciyaareedkii hore.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Ka waran haddii aad Ronaldo ku la tartanto doorashada madaxtinimada?” – Donald Trump oo hadalkaan ku yiri madaxwaynaha Portugal!
(Washington) 29 Juunyo 2018 Madaxwaynaha dalka maraykanka ee Donald Trump ayaa hadal wayn ku yiri madaxwaynaha dalka Portugal oo ay kulmeen. Donald…
Read More » -
Uncategorized1
“Waan ka guuleysan doonaa Uruguay”…. Adrien Silva
(Russia) 29 Juunyo 2018. Laacibka xulka qaranka Portugal Adrian Silva ayaa wuxuu sheegay in ay awood u yeelan karaan in ay…
Read More » -
Ameerika
Waa sidee xaalada Marcelo ka hor kulanka Mexico?
(Moscow) 29 Juunyo 2018 Marcelo ayaa dhaawac dhanka dhabarka ah looga saaray kulankii xulka Brazil uu guusha ka gaaray dhigiisa Serbia.…
Read More » -
Spain
Nabil Fekir oo iska diiday dalab kaga yimid kooxda reer Spain ee Real Madrid
(Real Madrid) 29 Juunyo 2018. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka France, xidiga khadka dhexe xulka qaranka France ee…
Read More » -
Ameerika
Tababaraha Uruguay oo sheegay qaabka ay u celinayaa Cristiano Ronaldo
(Moscow) 29 Juunyo 2018 Tababaraha xulka qaranka Uruguay ee Oscar Tabarez ayaa ka hadlay qaabka ciyaartoydiisu ay u celinayaan Ronaldo habeen dambe.…
Read More » -
England
Fabinho oo gaaray kooxda Liverpool si uu ula bilaawo tababarka markii ugu horeesay
(Liverpool) 29 Juunyo 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe reer Brazil ee Fabinho ayaa gaaray kooxdiisa cusub ee Liverpool, si uu kaga qeyb…
Read More » -
Uncategorized1
“Is badalo xanuun badan ayaa sugaya xulka qaranka Germany”….Philipp Lahm
(Russia) 29 Juunyo 2018. Kabtankii hore xulka qaranka Germany Philipp Lahm ayaa ka hadlay maanta oo jimco ah in xulka Germany…
Read More »