Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii Belgium ay guusha ka gaartay England?

(Moscow) 28 Juunyo 2018 Xulka qaranka Belgium ayaa guul ka gaaray dhigiisa ingiriiska, waxayna uga adkaadeen 1-0.

Adnan Januzaj ayaa u dhaliyay xulkiisa halka gool, goolkaas ayaana ka dhigay xulka Belgium inuu ku dhamaystay hogaanka guruub G.

FIFA ayaa u dooratay Adnan Januzaj laacibkii ugu fiicnaa kulankii dhex maray Belgium iyo England maadaama uu go’aamiyay natiijada ciyaarta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close