Yaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii Panama vs Tunisia?

(Moscow) 28 Juunyo 2018 Xulka qaranka Tunisia ayaa isaga haray koobka adduunka iyaga oo madaxoodu uu kor yahay.

Tunisia ayaa guul 2-1 ah ka gaartay xulka qaranka Panama oo isna ka haray koobka adduunka.

Weerar yahanka xulka qaranka Tunisia ee Fakhreddine Ben Youssef ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulankii dhex maray Panama iyo Tunisia kadib markii uu dhaliyay mid kamid ah goolasha xulkiisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close