Wilshere oo qarka u saaran ku biirida kooxdaan iyo waqtiga uu ku biirayo oo la ogaaday

(London) 28 Juunyo 2018 Jack Wilshere ayaa qorshaynaya inuu go’aamiyo mustaqbalkiisa marka uu dhaco qandaraaskiisa Arsenal oo ku eg sabtiga.

beIN Sports qaybteeda Turkiga ayaa daaha ka qaaday in Jack Wilshere uu qarka u saaran yahay ku biirida kooxda Fenerbahçe.

Heshiiska Wilshere ee kooxda Fenerbahçe ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo maalinta isniinta oo ku beegan 2-da July.

Fenerbahçe ayaa uga adkaatay kooxo badan sida Juventus, West Ham iyo Crystal Palace saxiixa 26 jirkaan reer ingiriis.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close